Duqa magaalada Muqdisho oo Hanjabaad culus hawada marsiiyay

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), oo maanta hadal ka jeediyay isku soo bax looga soo horjeeday qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool ayaa hanjabaad culus hawada u mariyay Al Shabaab. Cumar Filish ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool Al Shabaab ku dileen dad badan oo shacab ah, waxa uuna ku … Continue reading Duqa magaalada Muqdisho oo Hanjabaad culus hawada marsiiyay